Dab lagu sifeeyey qiyaamihii oo qabsaday degaan ku yaalla woqooyiga Britain (Sawirro+Video)

Waqooyiga England ayaa waxaa lala tacaalaya dab weyn oo ka kacay degaan caws badan oo u dhow magaalada Manchester. Ilaa 150 qof ayaa laga daadgureeyey guryahooda, dad goobjoog ahna waxay leeyihiin muuqaalku wuxuu u egyahay sidii qiyaamihii oo kacay. Ololka ayaa ilaa 6 mitir cirka isku shareeray, waxaana sida roobka u soo daadanaya dambas, iyadoo … Continue reading Dab lagu sifeeyey qiyaamihii oo qabsaday degaan ku yaalla woqooyiga Britain (Sawirro+Video)